Afar Musharax oo u gudbay wareega labaad iyo codeynta oo bilaabatay

Waxaa goor dhow bilaabatay codeynta Wareega labaad ee doorashada madaxweynaha Somalia oo ka socota teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho Waxaa wareegan oo aad u adag ku tartamaya afarta musharax ee ugu codadka badnaa wareegii hore sida uu sheegay gudoonka Golaha shacabka kuwaasoo kala ah 1-Saciid Cabdullaahi Deni 65 cod 2-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 59 cod 3-Xasan … Continue reading Afar Musharax oo u gudbay wareega labaad iyo codeynta oo bilaabatay